Dibed baxyo rabshado oo ka socda qeybo ka mid ah Nairobi (Daawo Sawirro)

Dibed baxyo rabshado wata ayaa maanta ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaasoo ay sameynayaan shacab taageersan Mucaaradka. Waxaa dibed baxan ku dhawaaqay Hoggaamiyaha Mucaaradka Kenya Raila Odinga oo maalmo la hadlayey taageerayaashiisa. Odinga ayaa doorashadii sanadkii hore looga adkaaday, balse waxaa uu shaaciyay inay qaaddaceen natiijada doorashada oo aysan Madaxweyne Ruto u aqoonsanayn … Continue reading Dibed baxyo rabshado oo ka socda qeybo ka mid ah Nairobi (Daawo Sawirro)